Ganacsade Cabdilaahi Cali Cabdiraxmaan (Armaajo) ayaa shir lagaga hadlayay Caymiska Caafimaad ugu qabtay Bulshada ku dhaqan Xaafada Roxbury.

Shir lagu agaasimayay samaynta urur siyaasadeed  matala Soomaalida reer New England oo shalay ka dhacay masjid jaamaca magaalada Boston.

Daawo sawirada shirka intooda kale